Sacuudiga oo sharci ka soo saaray dadka been abuurka ku faafiya Baraha bulshada

Sacuudiga ayaa ka digay in qof kasta oo ku faafiya warar been abuur ah baraha bulshada in uu muteysan karo ganaax culus & xabsi shan sano ah. Arrintan ayaa timid ka dib markii bandhig faneed ka dhici lahaa magaalada Riyaad laga baahiyey warar sheegaya in dumar da’yar la faraxumeeyay xilli ay isku dayayeen inay guryahooda … Continue reading Sacuudiga oo sharci ka soo saaray dadka been abuurka ku faafiya Baraha bulshada